Dhageyso : Barakacayaasha Baladweyn Oo Saameyn Ku Yeeshay Roobabkii Ka Da Ay Magalada

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ka da’ay Roobab xoogan oo socday muddo ku dhow laba saacadood.

Roobabkan ayaa waxaa ku diirsaday dadka iyo duunyada Baladweyne,isla markaana waxaa uu biyo badan dhigay Waddooyinka ku yaalla halkaas.

Dadka barakacyash ayuu sigaar ah saamayn ugu yeeshay. Waxay codsi u direen mamulka iyo hay adaha ka howlgalad magalada

Inta badan xiliyada ay roobabka ka da ’aan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa saameyn ku yeesha isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee isaga kala goosha deegaano ka tirsan Gobolkaas,isla markaana waxaa xirma Garoonka diyaaradaha Magalada Baladweyne.