Towbar Ku Sabsan Talalka Oo loo Qabtay Shaqalaha Wazarada Cafimadka Konfur Galbed

Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed ayaa tababar kusaabsan talaalka uqabatay Qaar kamid shaqaalaha ka shaqeeya  Xarumaha caafimaad ee Degmada Baydhowa.

Tababarkan Ayaa Waxaa loogu talagaley inay kafaaiideystaan Talaalayaasha iyo Madaxda Xarumaha Kushaqada leh Talaalka ee kuyaala Degmada Baydhowa, gaar ahaan Xaruumaha Hooyada iyo dhalaanka.

Tababarkan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Masuuliyiin Kasocdey Wasaaradda iyo Xubno Kasocdey Hay’ada UNICEF.

Masuuliyiinta ayaa Shaqaalaha Xaruumaha MCH yada tababarka kaqeybgaley kala hadley sidii loo horumarin lahaaa Talaalka iyo sidii loga Gudbi lahaa Caqabadaha jira .