Ex xildhiban Aways Oo Baydhabo Ku Soo Bandhigi Doono Buug Cusub

Dr aways cabdulaahi ibraahim oo ka mid ahaa barlamankii sagaal ee dalka hana ka mid ah aqoon yahninta somaliyed ayaa dhawan lafilayaa in uu dhawan soo  bandhigo doono buug cusub .

Buugan uu qoray ex xildhiban aways ayaa ka hadli doona  taarikhda   Dowladnimada  Somaalia

luuqada carabi ayuu ku qoran yahan buugan .

Mid ka mid ah hudheelada ku yaala magalada baydhabo ayaa lagu soo bandhiga doona .

Dr aways ayaa ah aqon yahan inta badan wax ka qoro taarikhda dalalka caalamka .