Dhagayso: Madaxweyna Laftigareen Oo Balan Qaad Cusub Sameeyay

Madaxweynaha dowlada goboleedka konfur galbed somaliya mudana cabdicasiis xasan maxamed (Laftigareen) ayaa hadal ka jeediyay shirka wada tashiga gadoomiyasha degmooyinka mamulka .

 

Madaxweyne lafti gareen  ayaa kulanka ku  balan qaaday in la kordhin doono dhawaan degmooyinka dowlada gobedlka konfur galbed .

 

Hadalkan ayaa madaxweynah ku sheegay Shirka Wadatashiga Gudoomiyasha Degmoyinka iyo Gobolada Koonfur Galbeed  oo jooga magalada  Baydhabo  ee xarunta gobalka bay .

 

dowlada goboledka konfur galbed ayaa ka kooban sedex gobal oo kala ah bay bakool iyo shabeelaha hoose waxana hoosta goboladas seeded iyo toban degmo .

 

dhamama degmooyinkas waxa hada waxay gacanta ugu jiran mamulka marka laga reebo qaar ka mid ah degmooyinka waxaa maamula dagalyahnada  alshabab .