Wasiir Ku Xigeenka Wazarada Batroolka Somaliya Oo Shir Uga Qayb Galay Geneva

Shir balaaran ayaa  isugu imaaday  in ka badan 80 Wadan shirka ayaa  ka furmay  Magaalada Geneva Wadan ka Swezerland  .

Goobta uu Shirka ka furmay ayaa waxaa goob jog ka ah Wasiir  ku xigeenka wazarada Batroolka Iyo Macdanta somaliya Mohamud Abdikadir  Hilaal  iyo Safiir ka Soomaaliya u fadhiya Geneva Amb.Ebyan Ladane oo door dahabi ka cayaartay ka qayb gal ka Soomaaliya ee Shirkan.

Shirkan inta uu socdo ayaa diirada lagu saari doono arimaha Macdanta Caalam ka gaar ahaan In la soo bandhigo Warbixin sanadeed ku aadan saamaynta dhaqan dhaqaale, degaan iyo cimila iyo shaqada macdanta Wadamada ay ka hawl galaan shirkadaha ka ganacsado Macdanta iyo In kor loo qaado door ka kobaca dhaqaale  wadan kasta .

Ganacsatada  Macdanta heerar kooda  koowad  in ay Dwladaha  u fudiyeeyan  ka ganasiga ka Macdanta .