Cali Geedi Oo Ku Dhawaaqay Xisbi Mucaarad Ah

Cali maxamed geedi raiisul wazaarihii hore ee somaliya ayaa ku dhawaaqay xisbi siyaasaded .

xisbigan ayaa ah xisbi mucaarad ah .

magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay xaflada furitaanka xisgiga wadaniga soomaaliyed .

daahfurka xaflada ayaa ka soo qaybgalay xubaha labada aqal ee barlamanka somaliya siyaasin xubnaha xisbiyadda iyo ururada bulshada qaybaheeda kala gedisan .

Cali maxames geedi malin dhowayn uu ka qayb galay xafllad lagu soo dhowaynayo gadoomiyha cusub gobalka banaadir ayuu ku sheegay in uu ku dhawaaqi doono xisbi siyaasaded mucaarad ah .