Daawo: Diyaarad ku dhacdey Garoonka Adaan Cade ee Muqdisho.

Warar hada naga soo gaaray Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee muqdisho ayaa sheegey in ay si deg deg ah dhacdey diyaayada nooca xamuulka qaada weliba nooca lagu qaado gaadiidka.

Diyaarada ayaa waxaa ku timid cilad weyn oo ah in ay lugaha u bixi waayeen ka d

 

ib markii uu duuliyuhu damcay degis deg deg ah, hase ahaa ma jiraa wax khasaaro ah oo ka dhashey ciladda ay dhiyaarada usoo dhacday, markii laga reebo dhibka gaaray diyaaradda.

Weli wax faahfaahi ah lagama bixin shirkaan, hase ahaatee waxaa warbixin laga sugayaa hay’adda duulista hawada soomaaliya iyo shirkadii iska laheyd diyaaradda.