Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Qeyraadka Biyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed somaliya Iiman Ali Abdi ayaa shir uga qeyb galey dalka jarmalka .
Shirka inta uu socdo looga hadli doona sidii loga faa’ideysan lahaa Isticmaalka solarka .
Sidoo kale kulanka ayaa loga hadlay sidii loo samay bi xireen si Koronto looga dhiyo madama dadka deeganada kongur galbed 95% ay yihiin beeralay
Faaida ay leedahay biyo ka dhalinta korontada ayaa ah in laga marmo matoorka ku shaqeeya shadaalka .
Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Khayraada Biyaha Ayaa Kamid ah Madaxda somalida Ku Matalaysa Shirka .
Mudo sadex maalod ayuu socon doona shirkan .
Shirka waxaa goobjoog ka ah Madax Iyo Hayado ka Shaqeeya Arimaha Korantada iyo Biyaha .