Daawo :Rag Ka Tirsana Alshabab Oo Isu Soo Dhibay

Dowladda fedraalka  Somalia ayaa soo bandhigtay xubno ka tirsan Alshabab .

Xubnahan ayaa isu soo dhiibay  ciidamada dowladda  Somalia

Shaqsiyaadka isu soo dhiibay ayaa lagu kala magaaba  Guuliye Xareed Muxumed iyo  Cabdalle Naasiri Ibraahim oo mudo dhowr sanadod ka tirsanaa dagalyahnada  Al Shabaab  .kuna  dagaalami jiray deegaano kala duwan oo ka tirsan gobolka Gedo .

Cabdixakiin maxamed cumar taliyah saldhiga degmada Garbahaareey ayaa warbaahinta  u sheegay in Ragaas la soo  xiriir hugaanka ciidanka

Ragan isu soo dhiiba ayaa la yimid  Hubkoodo .