Madaxweyna  laftigareen oo kulan la qaatay Gudoomiyasha Degmooyinka iyo Goboladda  

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane abdicasiis Xasan Maxamed ( lafta-gareen ) oo Kulan Looga Hadlaayey Sidii la’ isugu Furi lahaa Degmooyinka iyo  Deegaanada Koonfur Galbeed uu La qaatay Gudoomiyasha Degmooyinka iyo Goboladda mamulka .

 

Muhiimada Kulanka ayaa ahaa Sidii  Al-Shabaab looga Sifeyn lahaa Guud ahaa Gobolada Koonfur Galbeed.

 

Gudomiye walba ayaa ka warbixinay  Xaalada degmada ida Waxbarasho, Sida Amniga  Caafimad

Shirka uu  socday muddo sadex maalmood ah ayaa manta laa soo gaba gabeeyay

 

Shirka wadatashiga guddoomiyaasha ayaa waxaa soo Qaaban qaabisay wasaaradda arimaha gudaha  Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  waxaana loogu hadlaayay arimaha la xiriira xoojinta Wada shaqeynta wasaaradaha iyo maamulka degmooyinka .