Madaxweyna laftigareen Oo Shir Gadoomiyay Kulanka Golaha Waziirada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) ayaa shir guddoomiyay shirka Khamiislaha Golaha Wasiirada .

Shirka maanta waxa looga hadlay ammaanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda guud ee Deegaanada Koonfur Galbeed.

Shirka oo uu ahaa mid saacado qaatay waxaa Warbixino looga dhegeystay Qaar ka tirsan xubnaha Wasiirada Koonfur Galbeed,waxaana ay tilmaameen in howshu sidii loogu talagalay ay usocoto .

Gabagabii madaxweyna laftigareen ayaa kula darmaarmay dhaman xubnaha gola in bulshada si caadalad ah loogu shaqeeyo .