Shariif Sheekh oo dignin u diray Dowlada  fedraalka Soomaaliya

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo manta gaaray  Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in aysan marnaba aqbali doonin la musuq maasuqa doorashada soo socoto. Ee dalka .

 

Shariif Sheekh Axmed ayaa dowladda  ku eedeeyay Caddalad daro wada gaartay dalka oo dhan .

 

Shariif Sheekh  sheegay in xisbiyadda dalka ka jira in aysan aqbali doonin in shaqsiyaad gaar ah ay maamulaan doorashooyinka soo socda .

 

Shariif   oo hadalkiisa ayaa sheegay in dalka uu ku socdo meel halis ah islamarkaana loo baahan yahay in la badbaadiyo dalka oo dhan