Wafdi Ka Socda Kenya Oo Ka Qaybgali Doona Caleema aar Jubbaland

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Nairobi ayaa waxa ay sheegayaan in Wafdi ka socda dowladda  Kenya  u duullay Magaaladda Kismaayo.

Wafdigan ayaa huggaaminaya  Madaxa Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya  warkaasna waxaa xaqiiyay Warbaahinta ka howlgasha Kenya .

Lama xaqiijin karo in Wafdiggaan ay soo mari doonaan Muqdisho iyo in kale

Amar ka soo baxay dowlada  Soomaaliya ayaa xalay lagu sheegay in la mamnuucay duulimaad kasta oo ka yimaada Kenya uu si toos ah ugu gudbo  Kismaayo waxana lagu amray duulimad kasta oo ku socda magaalads lagu amray in ay soo maraan muqdisho .