Baarlamaanka Hirshabeelle oo ka soo horjeestay qaabka loo mamulaayo  dhismaha Golaha Deegaanka

Qaar ka mid ah xubnaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ka soo horjeestey habka loo wado dhismaha golayaasha deegaanada

 

Qaar ka mid ah deeganada uu ka kooban yahay Hirshabelle.Qoraal ay soo saaray xildhibaanada ayaa waxaa ay u kala direen Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Hirshabeelle, Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeen Hirshabeelle iyo hay’adaha CRD, FCA iyo SSF

 

Qoraalka ayay ku  muujiyeen  sida ay  uga  soo horjeedaan habka uu u socda dhismaha golayaasha deegaanka hirshabeele .

Halkan hoose ka aqriso warsaxaafadedka

                  Saxiixayaasha Baaqaan

  1. Xildhibaan Cabdiladhif Maxamuud Cabdi
  2. Xildhibaan Maxamed Bashiir Qaasim ( Daqare)
  3. Xildhibaan Bashiir Geesey Abiikar (islow Geeseey)
  4. Xildhibaan Cabdiwaaxid Axmed Cumar (Wadaad yare)
  5. Xildhibaan Aadan Odowaa Cumar
  6. Xildhibaan Ismaaciil Maxamed Nuur (Cirfiid)