Isbitalka Degmada Afgooyo Oo La Gaarsiiyay Daawoyin

Dr Xuseen Maxamed Daahir  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka  Koonfur Galbeed Oo Dawo ah Gaarsiiyey isbitaalka Guud degmada Afgooye ee gobalka shabeelaha hoose .

Dr Xuseen  Agaasimaha Wasaaradda ayaa in ka badan 100 Kar toon Oo Dawooyin Kala duwan  Gaarsiiyay isbitaalka Guud ee degmada Afgooye

Daawoyinkan ayaa lagu  wareejiyay Maamulka isbitaalka intaa ka dib agaasimha ayaa warbixin ka dhagaystay  shaqaalaha istibaalka waxayn ka warbixyeen baahida gaarka ka jirta isbitalka Degmada Afgooye.

 

Agaasimha wazarada  ayaa kormeeray qaybaha uu ka kooban yahay istitaalka


Maamulka Degmada Afgooye  ayaa u mahadcelyay Wasaaradda caafimadka konfur galbed somaliya .

 

Isbilka guud ee degmada ayaa hadaKa jirta Dawo La’aan aad u baahsan .

 

Mamulka istitaalka ayaa marar badan ka codsaday dowlada goboledk konfur galbed in dawoyin la soogarsiiyo laakin manta waxaa dalabkooda ajiibay hugaanka wazarada caafimadka mamulka .