DEG DEG: Masuul  Ka Tirsan Hir Shabeele Oo Gurigiisa Lagu Weerar Bamgacmed

0
2

Maxamed Suugaal Guddoomiye ku xigeenkii amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Shabeellada Dhexe ayaa ku geeriyooday  qarax  isaga iyo wiil uu dhalay.

 

Bam gacmeed ayaa daqiiqado ka hor lagu weeraray gurigasa oo ku yaala magaalada Jowhar  .

 

Falkaas kooxdii  ka dambeysay ayaa goobta iskaga baxsatay .

 

Laamaha amaanka maamulka Hir-Shabeelle ayaa gaaray goobta lagu dilay masuulkaas waxayna baaritan ku wadaan  xaafadda Hanti-wadaag oo bamka lagu soo tuuray  .