Shaqaalaha Wasaaradda tamarta koonfur galbed oo tababar loo qabtay

Tababarka oo  Socon Doona mudo Lix Maaalmood ah Waxaana towbarka  Ka soo qaybgalay Qeebgalay Shaqaalaha Wasaarada Iyo Kuwo Ka socda Degmooyinka Dowlad Goboledka Konfur galbed Somaliya  oo kamid ah Xudur . Waajid .Iyo Buurhakaba Qansax Dheeer Iyo Degmooyin Kale .

 

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaarada Tamarta Iyo Khayraadka Biyaha mudana Abdulaahi isaack Ganey ayaa  Daafurey Tababar Aqoon Kararsi Ah oo ay soo Qabanqabisay Wasaarada .

 

waxaana Inta uu socodo Tababarka lagu Baran doona Sidii Looga Faaidaysan lahaa tamarta  Iyo biyaha .