Canada Oo Lagu Dilay Muwaadin  Somaliyed

Magaalada Toronto ee dalka Canada Wararka naga soo gaaraya   ayaa  sheegayaan in halkaas lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ah dadka dalkaas kunool.

Koox hubaysan  ayaa Muwaadinka ku dilay goob ku taalla Magaalada Toronto,waxaana geeridiisa xaqiijiyay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku sugan dalkaas.

 

Qofka  la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Farhan Jamac,kaasi oo kamid ahaa dhalinyarada sida weyn looga yaqaanay Magaalada Toronto,isla markaana ahaa Nina aad u firfircoon.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayaan in ragii hubeysnaa goobta ay ka dhaqaaqeen,kadib markii ay dilka u geysteen Farhan Jamac.