Dhagayso : PUNTLAND OO SHAACISAY MAGACYADA  IYO  TIRADA MARAAKIIBTA SHARCIDARA UGU KALUUMAYSTA XEEBA hooda

Farah Cawaash Beel daaje  Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Bosaso ayaa shaaciyay tirada iyo magacyada maraakiib laga leeyahay dalal shisheeye oo kalluumeysi sharci darro ah xeebaha Puntland kawada.

 

Wasiirka kalluumaysiga ayaa sheegay in maraakiibtaan ay  yihiin caadaystaal ku caan baxay gurashada kheyraadka Puntland

 

Waziir ayaa  sheegay in maraakiibtaan jarriifayaasha ah iyo shirkaddaha laga leeyahayba inay dacwad ka gudbiyeen oo aysan jirin suuq ay u iib gayn karaan kalluunka ay ka xadaan xeebaha Puntlan.