Kheyr Oo la kulmay odayaasha dhaqanka puntland

Raiisul Wasaaraha xukuumada fedraalka somaliya mudana Hassan Ali Kheyre ayaa kulana la qatay  Qaar ka mid ah Isimada Puntland, Wasiiro ka tirsan Xukumadda Federalka

 

Waziirada kulan joogay ayaa kala ah waziirka qorshan xukuumada somaliya  mudana Jamaal maxamed xasan iyo waziiru dowlaha wazaarada maaliyada mudana  Mohamoud Hayir  Ibrahim iyo xubno kale

 

Kulanka ayaa looga wada  xaajooday sidii loo  dhisi lahaa  wadada dheer ee xiriirisa Boosaaso ilaa Qandala oo muhiim u ah isu socodka gobolka,

 

Wadadan  ayaa dadka ku nool deeganadas u  qaba  baahi weyna

Intaa ka dib  kulan ayuu ku soo idlaaday  natiijo wanaagsan.