Mid Ka Mid Ah Wadooyinka Baladweyn Oo Ka Socda Dayactir

Wadadan ayaa ah wado muhiim waxana isticmaala dadka iyo gawaarida

 

Dadka  ka xeeya gawaarida ayaa dhib ku qabay marista wadadan .

 

Manta ayaa Shirkada isgaarsinta Hormuud waxay ku samaysay dayactir  wadadas

 

Wadadan ayaa ka muuqata  burbur  aad u bahsan waxaa ka muuqdo bur bur aad u  xoogan .

 

Tan iyo wixii ka dambeeyya burburkii dalka ka dhacay wadan ma aysan helin wax dayactir ah .