Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Oo  Magacaawday  Guddiga Madaxa Bannaan ee Xaduudaha

Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa lagu Magacaabey Guddiga oo ka kooban 9 Xubnood,kuwaas oo laga soo kala xulay Maamulada degmooyinka Hir-Shabeelle, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Baarlamaanka.

 

 

Wareegtada ayaa sidoo kale la ogeeysiiyey  Guddiga madaxa banaan ee  xaduudaha & Federaalka in Xubnahaas ay wakiil ka yihiin Maamulka Hir-Shabeelle.