Waziir Ku Xigenka Tamarta Konfur Galbed Oo La Kulmay  Masuliyin Ka Socota  Hay ada Concern .

Abdulaahi isaack Ganey  Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Tamarta Iyo Khayraadka Biyaha Iyo Lataliyaha Wasiirada  Ayaa maanta Xafiiska Guud Ee Wasaarada Ku Qaabilay Wafdi ka socda Hay ada Concern Qeebta Biyaha .

Kulanka intuu  socday waxa goobta lagu soo  bandhigeen Waxqbadka iyo shaqooyinka Ay ka Hayaan Degaanada Dowlad Goboledka Konfur Galbed Somaliya  iyo Sidii Ay uga Qaybqadaan  caawinta Dadka Tawaalaysan .

 

Wasaarada Ayaa Mudooyinka Danbe Waxay Ku Howlantahay Sidii ay Dardargalin Lahayd Howlihii Loo Igmadey Ayadoona Kaashanaysa Dhamaan Hayadaha Ka Shaqeeya arimaha Tamarta Iyo Biyaha Sidii Bulshada Ay uga Faaidaysan lahyeeen .