Dagaal ka Dhacay Ceelasha Biyaha

Ciidamo kawada tirsan xooga dalka Soomaaliyed  ayaa ku muransan gacan ku heynta degaanka Ceelsha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.

Dagaalka ayaa ka dhacay  dhismaha wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye

 

Taliyaha ciidamada Siinka-dheer ayaa xalay ciidamada ku sugan degaanka Lafoole kuna amray in ay ka baxaan Ceelasha, waxaana la sheegay in ay saakay ay isa soo abaabuleen halkaasna uu ka dhacay dagaal kooban.

 

Wali waxaa deegaanka Ceelasha Biyaha ka taagan xiisad u dhaxeysa labada dhinac waxaana hakad ku jira isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha, .