Sawiradda todobaadkan laga soo qaaday Degmada xudur

October 17, 2019 (AO) – Roobabka xilliga Deyrta ayaa ka curtay meelo badan oo dalka ka mid ah, gaar ahaan gobollada Koofureed ee dalka  iyadoo meelaha qaarna laga soo sheegayo in roobabkaasi dhibaatooyin geysteen.

 

Roobabkan xilliga Deyrta oo inta badanna ay beeraleyda Soomaaliyeed aad ugu xisaabtamaan ayaa labdii todobaadkanla soo dhaafay  si fiican uga da ay magaalada xudur ee xarunta gobalka bakool .

 

NALA  DAAWO SAWIRADA QURUXDA BADAN EE LAGA SOO QAADAY DEGMADA XUDUR

awdinle.com