Dhagayso : Shariif xasan oo sheegay in 2021  isu soo sharxi doono

October 17, 2019 (AO) – Shariif  Xasan Sheikh Aadan   waa siyaasi  somaliyed oo madax bananan  tan iyo markuu xilka ka dagay wuxuuna ka hadlay doorashada soo socda ee ka dhacay dalka

 

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka  koonfur galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan, ayaa sheegay inuu rajo ka qabo doorashada 2021 ee soo socota.

 

Siyaasi Shariif xasan ayaa in marka la gaaro waqatiga doorashada uu ka mdi noqon doono musharaxiinta xilka madaxweyanah  qaranka .

 

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu  sheegay in madaxda dowladda somaliya aysan waxba ka qaban amniga iyo dastuurka  qabyo qoraalka ee dalka u degsan  .

 

Shariif xasan sheikh ayaa kamid ah siyaasiyiinta dhaliisan xukuumada  xukuumada hada jira

awdinle.com