Dhageyso: Xaafado Xatirsan Baladweyne Oo Wabiga Ku Fatahay

October 17, 2019 (AO) – Xaafado katirsan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa laga soo sheegaya in wabiga  Shabeelle uu sameeyay fatahaad .

Fatahaada uu sameeyey Wabiga Shabeelle ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay Ganacsiga  magalada .

 

Wararka ayaa sheegaya in Ganacsatada Xaafada Xaawo Taako ee Magaalada Baladweyne  in Ganacsigooda uu saameyn ku yeeshay fatahadaa,

 

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in dad qaar ay ka  barakaceen xaafadahooda

Sheekh xuseen cusmaan cali Gadoomiye ku xigeenka arimaha bulshada gobalka hiiran ayaa baaq u diray hay adaha ka howlgala  baladweyn

Warar Sugan Kala Soco   awdinle.com