Gadoomiyaha  Degmada Baydhabo Oo La Kulmay Qaar Ka Mid Ah Dhalinyar :- (Sawiro)

October 18, 2019 (AO) – Xasan Macalin Axmed ( Biikole ) Gadoomiyaha Maamulka degmada baydhabo Ahna Duqa Magaaladda  ayaa waxaa manta Oo jumaco ah Booqasho ku tagey Maaya fuulka Duleedka Magaalada Baydhabo,
Asagoo ukuura galaayey Xaalada Amni ee Baydhabo,

 

Duqa Magaaladda Baydhabo Xasan Macalin Axmed Biikoole ayaa waxaa Duleedka Magaalada kula kulamey Dhalanyarada Degmada Baydhabo Kuwaas oo Halkaasi Caano geel ku Caabeyey.

 

Dhalanyarada oo ku suganeyd Halkaasi ayaa sheegey in ay Si aad ah uga faraxsan yihiin Booqashada manta Duqa Magaaladda uga imaadey waxeyna Tilmaameen In maanta ay tahay maalin Taarikhi ah ayagoona Gadoomiyaha Maamulka degmada baydhabo Ahna Duqa Magaaladda Xasan macalin ahmed Biikoole Uga mahadceliyey Booqashada Manta oo jumco ah uga imaadey Duleedka Baydhabo.

 

Gadoomiye Biikole ayaa Dhalanyarada Degmada Baydhabo Oo ku sugnaa Duleedka Baydhabo kula dardaaramey In ay ka shaqeyaan Amniga Degmada Baydhabo.

Warar Sugan Kala Soco   awdinle.com