Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo soo gaaray baydhabo :- (Sawiro)

October 19, 2019 (AO) – Magalada baydhabo ee xarunta gabalka bay waxaa manta soo gaaray abwaankii waynaa maki xaaji banaadir

Garoonka diyaaradaha shaati gaduud waxa ku soo dhoweeyey madaxda mamulka iyo qaybaha fananinta  ka dhisan konfur galbeed somaliya

 

Intaa ka dib abwaan maki ayaa loo galbiyay xarunta madaxtooyada dowlada goboleedka waxan halkaas kula kulmay madaxweyna cabdicasis xasan maxamed .

 

Kulanka  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed uu la qaatay  Abwaan Maka Xaaji Banaadir waxa goobjoog ahaa Gudoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed mudana cabdulqaadir shariif shekhuna maye  iyo waziirka warfafinta mamulka xasan cabdi maxamed .

 

Ilaa iyo hada lama  shaacin  ujeedka  safarka abwaan maki xaaji

Abwaan maki xaaji ayaa ka mid ah abwaanada somaliyed oo sida wayn loogu yaqaano dalka gudiisa iyo dibadiisa

Warar Sugan Kala Soco   awdinle.com