Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed Oo kulan la Qaatey  Shaqaalaha Wasaaradda:- (Sawiro)

October 21, 2019 (AO) – Wasiirka Wasaaradda warfaafinta iyo Wacigelinta Bulshada Dowladda Koonfur galbeed Somaliya Mudane Xasan Cabdi Maxamed ayaa Manta Shir laqaatey shaqalaha wasaradda warfafinta mamulka .

 

Wasirka ayaa warbixin kooban ka dhageystey Agaasimayasha tvga iyo radiyaha waxayna agasimiyashu ka warbixiyen shaqada shaqalaha tvga iyo radiyuhu ay uhayaan bulshada soomaliyeed  gaar ahaan reer konfur Galbeed Somaliya

 

Xasan Cabdi maxamed wazirka wasarada warfafinta iyo wacayigalinta bulshada dowlad Goboleedka Konfur Galbeed  ayaa amaaney dadalada ay mamulka iyo shaqalaha warbahintu kgs ay umadda u hayaaan wuxuuna kula dardaarmey wasiirku shaqalaha inay sii laba jibaraan dadaaladooda .

Warar Sugan Kala Soco   awdinle.com