Madaxweynaha Jubbaland oo wareegto ku Magacaabay labadiisa Ku-xigeen.

October 22, 2019 (AO) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaacabay madaxweyne ku xigeenada koowaad iyo labaad ee maamulkaasi.