Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Xafiiskiisa Magacaabay Agaasime Cusub

October 23, 2019 (AO) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa waxaa uu Magacaabey Agaasimaha Hab-Maamuuska Madaxtooyadda Maamulka Koonfur Galbeed.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne laftagareen ayaa waxaa Agaasimaha Hab-Maamuuka Madaxtooyadda loogu Mgacaabey Mowliid Ibrahim Xasan.

Warar sugan kala soco awdinle.com