Wasaarada dhalinyarada oo war ka soo saartay baaqashada Ciyaartii kama dambaysta aheed G.Banaadir.

October 26, 2019 (AO) – War ka soo baxay Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukumada Faderaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay  Baaqashada ciyaartii kama dambeysta aheyd ee Tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir.

War murtiyeed ayaa laga soo saaray kulan ay isugu yimaadeen Wasaaradda Dhalinyarada, Guddiga Olimbikada iyo Xiriirada kala duwan oo looga hadlay baaqashada ciyaartii kama dambeysta aheyd ee Tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir ee u dhaxeysay Waaberi iyo Dharkeenley.

Warar Sugan Kala Soco   awdinle.com