Wasaaradda Caddaalada Konfur Galbed Oo Qabatay  Barnaamijka Wacyi-gelinta Arimaha Sharciga:- (Sawiro)  

October 26, 2019 (AO) – Maxamed Xuseen Xasan Wasiirka Wasaarada Caddaalada iyo GarsoorkaDowlad Goboleedka  Konfur Galbeed Somaliya  ayaa manta magalada baydhabo ku furay shir ay soo qaban qaabisay wazaaradda .

 

Kulankan ayaa ahaa  Barnaamijka Wacyi-gelinta Arimaha Sharciga oo ay iska kaashanayan qabsoomidiisa Wasaarada Caddaalada Konfur Galbeed iyo ururada qareenada

 

Sidoo kale inta uu socdo barnaamijkaan waxaa ka qeyb galaya Odayasha dhaqanka,Culumaa,udiinka iyo hooyooyinka Xaafadaha magalada  baydhabo .

Warar Sugan Kala Soco   awdinle.com