Biyo Badan Oo Buux Dhaafiyay Isbitaalka Guud Ee Magaalada Baladweyn :- (Sawiro)

October 29, 2019 (AO) – Goobaha biyaha ay galeen waxaa kamid ah isbitaalka guud ee magaalada baladweyne oo ah isbitaal dadka si lacag la’aan ah loogu daaweyn jiray barxada hore ee isbitaalka iyo goob ay jiifan jireen bukaanada Galabtii ayey biyaha ka galeen isbitaalka inta aysan biyaha galen waxaa jiiftay 30 bukaan lakiin hada waxaana hada jiifo 2 bukaan oo kaliya
isbitaalka ayaa la dhisay 1933 waxaana dayactir ugu danbeeysay 1988 wa

Wixii ka dambeeyay isbitaalka la helan dayactir ku filan sida ee Ergo usheegay Agaasimaha guud ee isbitaalka Baladweyne axmed Maxamed Khaliif oo ka waramay Xaalada isbitaalka.

 

isbitaalka ayaa ku yaala meel god ah muda badana aanan la dhisen wadadii laamiga aheeyd ee isbitaalka hormareeysay ay heshay dhismo badan guryaha kasoo horjeedo isbitaalka aad loo dhisay korna loo qaaday waxaa ay noqotay meesha kaliya ay biyaha kusoo aruuraan in isbitaalka ay noqoto isbitaalka halis ayey ku jiraan darbiyadiisa biyaha waad arkeysaan isbitaalka fadhiya

Warar Sugan Kala Soco   awdinle.com