Daawo Muuqaal laga soo duubey Fatahaadaha Beledweyne

October 29, 2019 (AO) awdinle online waxaa uu idin soo gudbinayaa muuqaal maanta laga duubey Fatahaadaha beledweyne.

Fatahaadan ayaa waxaa ay muuqataa mid saameysey dhamaan magaaladda xaafadaheeda iyo xareeraheeda.