Wararkii Ugu Danbeeyay Xaalada Guud Ee Magaalada Baladweyne :- (Sawiro)

October 29, 2019 (AO) –Xaalada Magaalada Baladweyne ayaa dhowrkii maalin ee lasoo dhaafay aheeyd mid aan wanagsaneeyn Fatahaada wabiga shabeelle ayaa sameeysay dhamaan Xaafadaha Magaalada iyo Deegaanada kale ee hoos yimaado.

waxaanan jirin saakay isku socodkii Magaaalada iyo Deegaanka ceel-jaale ee duleedka Baladweyne halkaasi oo ay u barakaceen dadkii ka barakacay Fatahaada wabiga shabelle

 

Warar Sugan Kala Soco   awdinle.com