Xisbiga Waddani oo shaaciyay Kacdoon shacab ka dhan ah Xukuumadda Muuse Biixi

October 29, 2019 (AO) – Wararka ka imaanaya Magaaladda Hargeysa ayaa sheegeya in Xisbiga  mucaaradka ah ee Waddani, ayaa maanta markii u horeysay shaaciyay in uu diyaar u yahay in uu hor kaco Kacdoon shacab oo ka dhan ah Xukuumada Somaliland, ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi.