Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo ka Cabanaya xubno ka tirsan Xukuumadda iyo Saraakiisha Amniga

October 30,2019 (AO) – Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in magaalada muqdisho ay ka jirto dhibaatooyin badan oo aan la mahdin, kuwaas oo u baahan in wax weyn laga qabto.

Cumar Filish oo aan hadalkaani ka dhihin meel fagaaro ah ayaa dhowr qof oo uu siyaabo kala duwan ula kulantay oo ay ku jiraan odoyaal u qiray in uu wajahayo culeysyo aad u waa weyn.