Guddoomiyaha degmada Baydhabo oo dib ugu soo labtay magalada:- (Sawiro)

0
3

November 4, 2019 (AO) – Hassan Macalin Ahmed biikoole  Guddoomiyaha degmada Baydhabo oo safar shaqo ah ugu maqnaa magaalada muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ayaa maanta Baydhabo dib ugu soo laabtey waxana garoonka diyaaradaha Baydhabo kusoo dhaweya mas’uliyiin ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed ,Maamulka degmada,odayaasha dhaqanka ,ururada bulshada qeybahooda kala duwan.

Soo dhaweyn ka dib wafdiga ayaa loo soo galbiyay qeybta nashada garoonka halkaasi oo ugu horeen wafdiga guddomiyaha kusoo dhaweyay guddomiye kuxigeenka degmada Baydhabo.

Guddomiyaha degmada Baydhabo Hassan  biikoole  ayaa ka warbixyay safarki shaqo ugu maqana Muqdisho isagona sheegay in uu ka qeyb galey shirar kala duwan safarkiisa uu ku soo dhamaadey mid guul ah .

 

Warar Sugan Kala Soco   Awdinle.com