Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Xarig Jar Ku Sameeyay Kawaanka Malayga Degmada Baraawe :- (Sawiro)

November 4, 2019 (AO) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  mudana Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa manta  Xariga ka Jaray Kawaanka Malaayga ee Degmada Baraawe ee Caasimada Koonfur Galbeed oo dib u dayactir lagu  Sameyey

 

Kalluunka oo ka mid ah Kheyraadka eebbe uu ku maneystay dalkeena  somaliya .

 

Kawaankan manta la xarig jaray waxa loo  iibigeeya kaluunka   nuucyadiisa kala duwan  xilli lagu guda jiro  waqtiga bad xiranka  oo ay  ragga jalaabta kalluunka ay ku adag tahay helidiisa .

 

Halkan waa kawaanka kalluunka degmada Baraawe  waa suuqa ugu balaaran ee loo iibkeeno Malaayga, mashquul xoogan ayaa laga dareemayaa  manta  .

Warar Sugan Kala Soco   Awdinle.com