Laftagareen Oo Guddoomiyeyaal  Cusub U Magacaabay Gobalka Shabeelaha hoose

November 5, 2019 (AO) – Madaxweynaha Dowlada Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis xasan Maxamed Laftagareen   ayaa Guddoomiyal  cusub u  magacaabay Gobolka gobalka shabeelha hoose .

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Koonfur galbeed ayaa lagu magacaabay  Cabdi ahmed yuusuf  Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga  Gobalka Shabeelaha hoose. Iyo Mayow mustaf xasan Gudoomiye Ku Xigeenka Maaliyadda Gobalka Shabeelaha hoose

 

Warar Sugan Kala Soco   Awdinle.com