Daadad Xoog Dadan Oo Buux Dhaafiyay Kaamam Ku Yaala Magalada baydhabo

November 5, 2019 (AO) – Kaamam ku yaala  Magaalada baydhabo ee xarunta gobalka bay   Ayaa Buux Dhaafiyay dadad xoog badan Boqolaal Qoys ayaa  isaga Baxay Gur yahooda kadib markii biyuhu Joog Sare ku Galeen Kaamamkoodii  .

 

Daadadkan ayaa ka Soo Goostay  Dhanka Biyo Xireenka Magaalada kadib Roobabkii xalay Da’ayay qeybo ka mid ah  Magaalada .

 

Maamulka Degmada iyo Ururada Bulshada ayaa wada Isku day lagu Hakameynaayo  Qulqulka biyahan faraha badan .

 

Dadkii degnaa Kaamamkas  ayaa xalay baryay  wadada maadama aysan haysan  guryo kale oo ay baryaan .

Warar Sugan Kala Soco   Awdinle.com