Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Xilka laga qaadey

BovemNov 07, 2019 (Awdinle Online) Рwar hada nasoo gaarey ayaa sheegeya in xilka laga tuurey Gudoomiyihii Baarlamaanka Maamul gobaleedka Puntland  Maxamed Axmed oo loo yaqaano dhoobo Daarood.

“Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Baralamaanka Puntland C/xakiin Dhoobo Daareed, 49 Xildhibaan ayaa u codeeyay Mooshinka, halka 4 Xildhibaan ka aamustay”

Wixii kasoo kordhana dib ayaan idin la soo socod siin doonaa.