Wasiirkii hore  Hidaha iyo Tacliinta Sare oo ku geeriyooday baydhabo

November 8, 2019 (AO) – Allaha u naxariistee  PRO . Maxamed Cali Kalaay Horayna uso  nogday  Wasiirkii hore ee Hidaha iyo Tacliinta Sare Xiligii Xukuumadii Cabdi Qaasin salad xasan   wuxuu sidoo kala ahaa aabihii Waxbarashada Koonfurta Soomaaliya  iyo Gudoomiyahii Aqoonyahanada Koonfurta Soomaaliya

 

PRO Maxamed Cali Kalaay  ayaaa ahaa  aasaasahii Jaamacada Koonfurta Soomaaliya .

 

Marxuumka maxamed cali ayaa xalay ku geeriyooday Gurigiisa Magaalada Baydhabo.
alaah waxaan ugu baryeynaa inuu ka waraabiyo Janada Fardowsa.

Mar dhow waxaan  idiin soo gudbin doonaa taariikh nolaleedkiisa hadii allah yiraahdo.

Warar Sugan Kala Soco   Awdinle.com