Wakhtiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo La Shaaciyey

November 09, 2019 (Awdinle Online) – Gudoomiyaha Guddiga qaban qaabada doorashada ee kursiga gudoomiyaha Baarlamaanka puntland ayaa shaaciyey xiliga rasmiga ah ee la qabanaayo doorasha gudoomiyaha.

 

Halkan ka akhriso Warqada rasmiga ah