Diyaarad Sida Gergaar Oo Ku Sii Wajahan Baladweyn

November 10, 2019 (AO) – Magaalada baladweyne  ee gobalka hiiran ayaa ku sii jeeda Diyaarado gargaar u sido dadka ay saameeyeen  fatahaadda Webiga Shabeelle.

 

Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha ayaa ku howlanaa mudooyinkan sidii gargaar dhameystiran loo gaarsiin lahaa Shacabka ay saameeyeen Fatahaadaha iyo Roobabka.

 

Shalay ayay ahayd markii diyaarado sido gurmad isugu jiro daawooyin iyo Raashin magaaloyinka   Bardaale iyo Baladwayne ee Gobolka Hiraan

Warar Sugan Kala Soco   Awdinle.com