Gadoomiye mursal oo khudbad ka jeediyay Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Baarlamanka Federalka Ethopia:- (Sawiro)

November 12, 2019 (Awdinle Online) – Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman Ayaa Maanta Ka Qeybgalay Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Baarlamanka Federalka Ethopia Kadib Markii Lagu Casuumay Isaga iyo Qaar Kamid ah Wefdi Xildhibaano ah oo La Socday Guddomiyaha

 

Inta Uu Kulankan Socday Ayaa Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo Dhiggisa Baarlamanka Federalka Ethopia Mudane Tagesse chaffo dullo ayaa Khudbado Muhiim ah Ka Jeediyey Kulanka Iyado Geesta Kalena Labada Dhinac At Is Dhaafsadeen Khibrado Shaqo La Xiriira, Iyado Sidokalena Ka Wada Hadlay Wada Shaqeynta Baaralamanada Labada Dal Soomaliya iyo Ethopia

Warar Sugan Kala Soco   Awdinle.com