Ka Faa’iideyso Fursad Shaqo

November 12, 2019 (AO) –  Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxaa ka banaan waaxda Maamulka iyo Maaliyadda fursad shaqo, fursadaas oo shureedaheeda hoos ku xusan yihiin.

B. Waa inuu Soomaali yahay
T. Da’diisu 25-35
J. Khibrad 2 ilaa 5 sano ah
X. Shahaadada 1-aad iyo 2-aad oo Finance inuu heysto
Kh. Waa inuu luqada Englishka aad ugu fiicanyahay Fluent waa inuu yahay
D. Waa inuusan wax balwad ah laheyn
R. Waa inuu jir ahaan iyo maskax ahaanba u Caafimaad qabo
H- Waa inuusan wax denbi gelin Warqadda Denbi La’aanta la yimaado

Qofkii daneynaayo fursadaan waa inuu kusoo diro CV, koobi shahaado iyo warqadda codsiga email ka ah hr@snu.edu.so

fursadan waxay ku eg tahay taariikhda 18/11/2019 iska sanadkaan.