Sawiro:- Wasaaradda Gaashaandhigga oo Tababar u dirtey Urur ka mid Ciidan XDS

November 17, 2019 (Awdinle Online) – Taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa tababar u direy Ururka 4aad ee Gorgor.

Ciidanka ayaa tababar kusoo qaadan doo a dalka Turkey , tababarkaas oo ay ku soo ah nooca Kumaandooska ee howlgalada gaarka ah loo adeegsado.

Wararka aan heleyno ayaa sheegey in howsha noocaan ah ays sii socon doonto ilaa mudo dheer ilaa iyo inta askari kasta oo ka tirsan Ciidan xoogga la mariyo tababaradda ay bixiyaan Turkidda.